Welcome to Cowslafil.com
 

 

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Madaafiic Xaley lagu Garaacey deegaanka Bacadweyne oo qalqal galisey dadkii deganaa kadib markii…
February-07-2010 Cowslafil -Muqdisho- Somalia

Wararka laga helayo deganka bacadweyne ayaa waxa ay shegayaan in xaley saqdii dhexe madafdiic ku soo dhacdey guha iyo dafaha magalda Bacvadweyne oo dhowanahaan ay ka jireen weeraro iyo dagalao la guu soo qadayey kaas oo u dhaxeeyey malashiyada deganaka iyo kuwa xaley madaaficda ku soo garaacey.

Qasaraha ka dhashey madaafiicdaan ayaan la ogeyn balse waxaa la shegay in tiro madafiic ay si darandooriya ugu soo dhaceen gudaha iyo dafaha magalada Bacadweyne, isla markaasna dadkii deganaa ku kenatey cabsi kuwaas oo horey dagalo soo laablaabtey heysteen mudooyinki ugu danbeyey.

Duqeyntaan ayaa waxaa la sheegay in looga soo ridey goobo aad uga fog oo degaan u ah maleeshiyaadka maalmihii la soo dhaafey dagaalku dhexmarey mid ka mida fariisinkeeda kuwaas oo kala ah Beelaha Qubeys oo Bacadweyne Degta iyo Saleebaan oo dhinaca kale ka soo jeeda hadana la shegayu in ay bilaabeen Arinta xaley dhacdey.

Waxana jira warar dhinaca saxafada ay marinayaan oo kaliya odayaasha iyo wax garadka qaarkood Culumaa'u diinka iyo siyaasiin ka soo jeeda labada beelood oo ay ku jiraan xitaa Maamulka ximan iyo xeeb Axmed Cali Guuleed oo leh dagalka hala joojiyo iyo Afhayeenya Dhaqanka Odayasha beelaha hawiye Axmed diiriye Cali oo shegay in dagalka hada uu soo cusboonadey ka dib xili la donayey in la isasoo horfariiyo isla markaasna la donayey in muqdisho laga diro odayaal labo dhinaca oo beelaha Qubeys iyo Saleebaan ka soo kala jeeda balse ay dagaldaan iyo duqeyntan xaley ka soo hormartey.

Dagaldaan laba dhinac u dhaxeeya ayaa salka ku haya degaan labada dhinac ay wada dagaan oo lagu magacaabo hildooyaale kaas oo boqolaal sano ay laba beelood wadadegi jireen iskuna dhex socon jireen balse fidnata ay tahey shegasho hal dhinac oo ka mida oo sheganayo ka dib sidaas dagaladu ku qarxeen kuwaas oo socdey mudo ka badan ilaa 4 bilood in kastoo ay Culumo labada dhinac ka socotey dhexdhigeen 45 maalmood oo xabad joojin ah oo hirgashey balse markii danbe burtey ayadoo ay ka dhiman yihiin maalmo yar lana doonayey in si foolka foola la isku soo horfariisiyto

Waxaana ay soo baxeysaa Duqeyntaan xili intaas oo dedaalo ah ay jiraan habeenki xaly lala beegsadey degaanka Bacadweyne ee Gobolka Mudug hoosyimaada isla markaasna ay jiraan is horfadhi dhinaca ciidamada laba Beelood ah laman oga sida dedaaladaan u guuleysan doonan

E-mail:cowslafil@cowslafil.com

Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn