Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Kulankii Labaad ee Bahweynta Beelaha Direed oo Ka Dhacay Magaalada London ee dalka Boqortooyada Ingriiska.
   
08-Aug- 2010 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 


Shirweyne aad loo soo agaasimay oo ay si weyn uga soo qayb galeen qeybaha kala duwan ee Bahweynta Direed ayaa shalay oo taariikhda ahayd 07:08:2010 ka dhacay Magaalada London ee dalka Boqortooyada Ingriiska.

"Waxaana shirkaas ka soo qayb galay wufuud ka kala socotay dhammaan beesha direed sida Siyasiyiin, aqoonyahanno, dhalinyaro iyo culumaa’udiinka ee ku abtirsada Beesha Direed

Inkastoo dadweynihii aadka u farada badnaa ee madashaasi ka hadlay aan dhamaantood halkan lagu soo koobi karin, hadana xubnihii halkaas erayada dhaxal galkaa oo qiirada ku abuuray goob joogayaalkii kasoo jeediyey waxaa ka mid ahaa:

1).Mudane Cabdi Warsame Isaaq.

2).Ugaas Axmed Bile.

3) Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Mudane Maxamed Cabdulaahi Omaar.

4).Xildhibaan Maxamed Xasan Aadan.

5).Guddoomiyaha Jaaliyadda UK Mudane Cabdulaqair Aadan Cali.

6).ex G/sare Ibrahim Yaxye.

7).ex.G/sare Xasan Suuri .

8).Dott. Xuseen Xaaji C/lahi Fiiqow.

9).Mudane Cali Jaamac Warsame.

10).Mudane c/fataax Abshir Xareed.

11).Ing. Yaasiin Cabdi xaaji..

12):Mudane Maxamed Cali Xareed.

13).Maxamed C/qaadir.

14).Axmed Cabdi Ciise.

15).Khaliif Sheikh Cismaan.

16).Xaaji Cali Affare.

17).Dott. Maxamud Cabdi Weli .

18).Dott. Muumin.

19).Mudane Xuseen Cismaan Layiile.

20).Mudane Abdi Aadan Xaaji.

21).Mudane Idris Ahmed Xaaji Cali .

Shirweynahaas waxaa looga dooday sidii loo mideyn lahaa dhammaan beelaha ay ka kooban tahay bahweynta direed iyo xoojinta midnimada, ujeedadiisuna ahayd xog-ogaal u noqoshada aayo-ka-tashiga iyo masiirka bahaweynta direed .

"Go’aamadii shirka.

1-In la isu keeno aqoonyahannada iyo ganacsatada Bahweynta Direed si ay daraasad uga sameeyaan qaabka siyaasadeed ee ay dooneyso inay ku dhaqanto Mustaqbalka.

2-In laga shaqeeyo sidii loo xoojin lahaa meelna looga soo wada jeesan lahaa taageerada qadiyadda bahweynta direed isla markaana loo adkeeyn lahaa danta guud .

3-In laga shaqeeyo isfahansiinta iyo wada shaqaynta beelaha ku abtirsada qowmiyadda direed

4-In loo diro ergo dhammaan dhulka ay degaan bahweynta direed sida ITOOBIYA,KEENYA,JABUUTI,SOMALILAND,SOMALIA. .

Wixii Faaffaahin ah ama feedback ku soo dor Email: cowslafil02@gmail.com ama cowslafil@cowslafil.com

cowslafil,news,network (CNN) email: cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn