Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Aqoonyahanada Beesha Surre ee Yurub o kasoo Horjeestay Xilka Qaadista lala damacsanyahay Safiirka soomaaliya u fadhiya dalka China.
   
31-Aug- 2010 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 


Asalamu-caleykum, anagoo ah dhamaan Aqoonyahanada, Waxgaradka, Dhalinyarada, iyo Odayaasha beesha Surre ee kunool Qaarada Yurub waxaan aad uga soo horjeedanaa warar aad moodo iney iska soo daba noqnoqdeen oo ay dad dano gaar ah leh ay wadaan ayaga oo shaar kale wato doonaya iney shaqadiisa iyo sharaftisa wax ugu dhimaan safiirka somaliya u fadhiya wadanka china Dr Maxamed Axmed Cawil.

Sida la ogyahay ay Soomalidana lawada socoto waa laga warhayaa dadaalka iyo iskuxirka uu sameeyey Aafiirka ayadoo labada dowladood u xiriirkooda marayo meeshi ugu fiicneed uu abid gaaro, iyo sida uu u hormariyey Xiriirka Ganacsi ee ka dhexeeya labada Dowladood taasoo aan ka fahmi karno in Wadanka China u yahay wadanka Koowaad Ganacsatada Soomaaliyeed ka keenaan alaabaha Ganacsi eey u Iibgeeyaan Soomaaliya.

Hadaan firino dhanka waxbaarshada wadanka china waxaa Joogo runtii ardey badan oo Somali ah ayadoo la ogyahay dadaalka uu Sameeyey safiirka ey u ku suurto gashay arinkaas asagoo Ardeyda u fududeeya tasiilaadka Waxbarasho.

Hayeeshee Dadaalkaas aan soo sheegnay uu sameeyey Safiir Cawil Soomalida lagama waayo dad xaasid ah oo aan qofka waxtarka bulshada u leh diidan waxqabadkooda kuwaas oo iska dhigaayo iney dhaxal u leeyihin safiirka china Ayagoo ku fakaraya qaab qabiil. taasna ma aqbali Doonto beesha Surre oo Ku Abtirsata Beelweynta Dirr waana ka soo horjeednaa arintaasna waa iney ka fiirsadaan madaxda ugu sareyso dowlada KMG somaliya Gaar ahaan Madaxweynaha o leh Awooda magacaabis iyo xil kaqaadis ee Safiiradda.

Tan kale Dowlada waa dowlad ku dhisan 4.5 sidaa darteed Safiirka wuxuu kamidyahay Beesha Dirr saamiga ey ka heshay Safiirada, arintaas darteed ma aqbali doono hadaa nahay Aqoonyahanadda beesha Surre waana kala noqon doonaa Kalsoonida Dowladda hadey ku dhaqaaqdo arintaas ey wataan Dad Qabiilku Lafaha ka galay runtii, Waxaa kamid ah Xubnaha soo saaray Qoraalka.

Warbixintaan waxaa ku saxiixan aqoonyahanada iyo waxgaradka beesha sure. .

Eng Ismaaciil Nuur Xeefoow .

Dalmar Abdi Warsame .

Mohamed Abdirahman Sheeq Nadir.

Mohamuud Yuusuf Dhoore .

Cawil Ali Jamac .

Abdiqadir Ali Farax .

Mohamud Wacdi Ibraahim.

Caasha Abdilaahi Koraaye .

Mulki Abdi .

Ikraan Qaliif Ali.

Saciid Buule Warsame .

Abdinasir Ali Xaashi.

Abdirashid Mohamed Ali.

Abdirahman Sahal Daahir.

Cumar BAshir Sh,Nadir.

Mohamed Saciid Jamac.

Mohamed Omar Sheeq Abduqadir.

Liibaan Sheeq Mahamed Wardheere.

Khaalid Khaliif Ali.

Mustaf Ahmed Mohamed.

Duraan Ali Geedi.

Mohamed Qaliif Ali.

Xusen Qaliif Ali.

Ali Cusmaan Bulqas.

Ibrahim Sheeq Sahal.

Abdirazaq Xasan Mahamud..

Muxumed Axmed Xusen..

Saciid Sheekh Sahal..

Duniya Nur Xefow.

By: Ismail Nur Hefow (Ismail Ciiltire). Norway, Stjørdal cowslafil,news,network (CNN) .

email: cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn