Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Cumar Cabdirashiid oo Wefti Qarsoodi ah U soo dirsaday Nairobi si ay ugaga soo dhaadhiciyaan Beesha Caalamka .
   
21-Aug- 2010 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 


Warar lagu kalsoon yahay oo ay Cowslafil.com ka heshay ilo wargaleen ayaa sheegaya in raysal wasaare Cumar Cabdirashiid oo Wefti ka kooban ilaa iyo 5 wasiir si Qarsoodi ah ugu soo dirsaday Nairobi si ay ugaga soo dhaadhiciyaan Beesha Caalamka in shir dib u heshiisiineed loo qabto soomaalida,shirkaas oo uu doonayo raysalwasaaraha inay martigeliso magaalada Garoowe.

Ra'iisul Wasaare Cumar yare oo soo bandhigay hindisahan cusub ayaa wel wel iyo walbahaar ku beertay Madaxweyne Shariif haddii ay baaqaas soo dhaweeyaan beesha caalamka.

Wararka kale ee soo baxaya ayaa sheegaya in beesha caalamka ay diyaar u tahay in la sameeyo gole dib u heshiisiin Qaran kaas oo ay ku jiraan guud ahaan qeybaha bulshada iyo siyaasiinta dalka Soomaaliya.

cowslafil,news,network (CNN) email: cowslafil@cowslafil.com

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn