Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 

Xaflad soo dhaweyn ah oo lagu soo dhaweynayey xildhibaan Nasro Hagi Abdisalaan oo dhawaan booqasho ku timid wadanka U.K   
  
October 04- 2006 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .
 

Taariiqdu markii ay aheyd 01/09/2006 ayaa swaxaa xaflad soo dhaweyn ah loogu dhigey duleedka magaalada Lodon ( Slough ) xafladaasi oo soo dhaweynteedii so habsami leh u dhacdey.

Ugu horeyntii waxaa xafladaasi lagu furay suurado quraan ah uu inoo aqriyey Saciid Sheikh Ibraahim (Suuleey) & wacdi kooban. Shir gudoomiye waxaa ka ahaa Eng Ahmed HAgi Abdisalaan oo microfoonka ku soo dhaweeyey xildhibaanada martida aheyd (Nasro A. Alin) oo hadalo kooban ka soo jeedisay una mahad cxelisey dhamaan dadkii xafladaan soo abaabuley iyo taageerayaasheeda oo ku garab galey xiligii ay loolanka siyaasadeed kursiga ku jirtey waxaa kale oo ay u mahad celisey ninkii jegada kula tartamayey Dr Mohamed Ahmed Muse iyo sida wanaagsaneyd uu uga tanaasulka ugusameeyey xildhibaanada waxa ay raacisey waxaan idinka codsanyaa -cafis & masaabax wax alle & wixii mad-madow ah ee inagu kala dhex jireyna meeshaas ayaan uga tagayna. Taasi runtii waxa ay inoo fududeyneysaa in niyad san aan kuwada shaqeyno.

Waxaa halkaasi Microfoonkla lagu soo dhaweeyey Hagi Hassan Aden Shirwac oo halkasi ka soo jeediyey hadalo qiimo leh oo isugu jira guubaabo iyo dardaaran wuxuuna kusoo gunaanadey xilka aad qaadey Allaha kula garab galo anagana diyaar ayaan kuul;a nahay in aan kula shaqeyno- nin xil qqad -eed qaad.

Waxaa qadar yar ka dib la gu soo dhaweeyey Prof: Hussien Ahmed Abdille (Food) oo halkaasi sidoo kale u sheegey in aan garab taaganahaytaageero buuxdana siin doono dhunac waliba hadii ay noqon laheyd talo & tusaale.

Waxaa goobtaasi lagu soo dahweeyey Ugaaska beesha qubeys Ugaas Abdinasir Ismail Weydow oo isaguna erayo koban ka jeediyey fadhihaas erayadiisiina waxaa ka mida haa: in xildhibaanada uu ku dhiiri galiyey in Ilaha baahida ee beesha ay ka mid yihiin:
- Ceelasha
- Waxbarashada
- Caafimaadka, Daryeelka Guud
- Maatada, Agoonta & naafada

Waxbarashada boorsooyinka ah ay dowlada bixiso taa s oo lama huraan ah in ay soo booqato tuulooyinka ay ka mid yihiin:

Kabxanleey, Camaaro, dhaah, Bandar-jadiid, Salagle, Qooneey & koolo- waxaa kale oo halkasi ka Hadley Fowsiyo Hagi Abdisalaan oo umahad celisey soo dhaweynta diiran oo lagu soo dhaweeyey London Xildhibaanada -m guubaabo & dardaaran kobo waxaa isla soo jeediyey Qadiijo Hagi Warsame ( Coleey) oo ku nuux nuuxsatey in lawada shaqeeyo waana jidka kaliya oo horumar lagu gaari karo.

Xafaladaasi waxaa ka soo qeyb galey:

•  Hagi Hassan Aden Shirwac

•  Eng: Ahmed Hagi Abdisalaan Alin

•  Prof: Hussein Ahmed Husien Abdille

•  Feysal Mohamed HAgi Dauud

•  Ahmed Hagi Hassan Aden Shirwac

•  Ugaas A. I. Weydow

•  Saciid Sheikh Ibrahim

•  A. A. Hared

•  Dr Abdiqadir Ali Aden (Foolgaawe)

•  Nowlid H. Omar

•  Abdi M. Ahmed (Cago- Ruush)

•  Dr Mustafa

•  Abdirisaaq A. Alin

•  Alin A. Alin

•  Mohamed A. Alin

•  Saciid Abdiwaaxid Nabadoon

•  Osman Abdi Omar

•  Nasro A. Alin

•  Fowsiyo A. Alin

•  Qadiijo Hagi Warsame

•  Ubax A. Alin

•  Nimco A. Alin

•  Saciido A. Alin

Waxaa xafladaasi gunaanadey oo duco kooban ka aqriyey Hagi Hassan Aden Shirwac.

Wabilaahi Tawfiiq.

cowslafil.com UK

 

 

 


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn